Qaxooti Isku Garaacay Goobka Tareenka Laga raaco Oo Ku taala Dalka Croatia (Sawiro)

Dagaal gacan ka hadal ah ayaa waqooyiga dalka Croatia waxa uu ku dhex maray qaxootiyaal kasoo kala jeeda Wadmada Siiriya iyo Afgaanistaan.

Dagaalka gacan ka hadalka ayaa ka dhacay goob Tareenka laga raaco oo ay ku sugnaayeen dad fara badan oo qaxooti ah oo labada wadan kasoo kala jeeda, qaxootiga ayaa sida ka muuqata muuqaal lasoo bandhigay isku ciriirinaya albaabka laga galo tareenka.

Qaxootiga ayaa isku adeegsaday aalado kala duwan, waxaan qaar ka mid ah soo gaaray dhaawacyo madaxa ah, ciidamda Boliiska ah ayaa soo kala dhex galay dad is dilayey oo u qaatay budad ay kala celinayeen.

 

iskahorimad-qaxoti-14

iskahorimad-qaxoti-19 iskahorimad-qaxoti-15 iskahorimad-qaxoti-18 iskahorimad-qaxoti-9 iskahorimad-qaxoti-6 iskahorimad-qaxoti-4 iskahorimad-qaxoti-8 iskahorimad-qaxoti-7 iskahorimad-qaxoti-3 iskahorimad-qaxoti-2 iskahorimad-qaxoti-5 iskahorimad-qaxoti-10 iskahorimad-qaxoti-11 iskahorimad-qaxoti-12 iskahorimad-qaxoti-17 iskahorimad-qaxoti-16

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE