Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Villa Somalia

Qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey isla markaasina lagu dh5uftay albaabka  Villa Somalia ayaa ka dhacay Muqdishu.

Ugu yaraan 8 qof ayaa la xaqiijiyey inay dhinteen tiro kale oo intaasi ka badanna wey dhaawacmeen.

Mas’uul ka tirsan gobolka banaadir ayaa ka tirsan dadka dhaawacmay.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE