Ajaanib Ku Dhimatay Qaraxii Villa Somalia Iyo Tirada Dhimashada Oo Sii Korortay

Waxaa sii kordhay tirada dadka ku dhintay qaraxii shaley ka dhashay Villa Somalia.

Tirada dhimashada ayaa gaartay 15 ruux halka dhaawacyadana kor u dhaaftay 20 ruux.

Dadka dhintay waxaa ku jiro muwaadiniin u dhashay wadanka Turkiga.

Xarakada Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka.

 

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE