Daawo Sawirada Kulan Lagu Taageerayey Suldaan Ibraahin C/hi Cadow Oo Lagu qabtay Nambar 50

Munaasabad aad u weyn oo lagu taageerayey Suldaan Ibraahin C/hi Cadow ayaa lagu qabtay Degmada Nambar 50 ee Gobolka Shabeelad hoose.

Ka qeyb galayaasha Munaasabada ayaa ka kala yimid Degmooyin iyo Deegaano Ka tirsan Shabeelada hoose, waxaana ay ku faraxsanaayeen inay taageeraan Suldaanka oo loo wakiishay badbaadinta Masiirka iyo Mustaqbalka Beesha Biimaal.

Waxaa sidoo kale Munaasabada ka qeyb galay Maamulka Degmada Nambar oo ugu horeeyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta , maamulka degmsda lambar50 iyo Gudoomiyaha weli aan xilka lagala wareegin ee Marka mtudane Yariisow.

Waxaa goobta lagu soo bandhigay hal ku dhigyo kala duwan oo lagu taageerayo Suldaan Ibraahin C/hi Cadow, fariimo loo dirayo Suldaanka.

Waxaan Soo gudbin doonaan Muuqaalada iyo Sawiro kale oo dheeraad ah.

DSC00379 DSC00374 DSC00373 DSC00352 DSC00351 DSC00350

DSC00425

DSC00431 DSC00300 DSC00302 - Copy DSC00302 DSC00304 DSC00305 DSC00308 DSC00309 DSC00310 DSC00311 - Copy DSC00312 DSC00313 DSC00314 DSC00316 DSC00318 DSC00319 DSC00320 DSC00321 DSC00322 DSC00323 DSC00324 DSC00325 DSC00328 DSC00329 DSC00330 DSC00331 DSC00333 DSC00335 DSC00336 DSC00337 DSC00338 DSC00341 DSC00342 DSC00343 DSC00349 DSC00353 DSC00360 DSC00362 DSC00363 DSC00365 DSC00367 DSC00371 DSC00372 DSC00377 DSC00383 DSC00390 DSC00395 DSC00398 DSC00399 DSC00403 DSC00405 DSC00408 DSC00389 DSC00384 DSC00366 DSC00364 DSC00361 DSC00359 DSC00357 DSC00348 DSC00334 DSC00327

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE