Hambalyo Marka News Oo AkhristayaasheedaKula Damaashaadeysa Farxada Munaasabasa Ciidul Adxa

Dhamaan Akhristayaasheena ku kala nool Dunida Dacaladeeda kala duwan waxaan leenahay Ciid Wanaagsan Kulu Caam wa antum Bil kheyr.

Ku Ciida Farxada iyo Damaashaada Ciidul Adxa oo ka mid ah Ciidaha Muslimiinta loo asteeyey inay Ciidaan.

Ciidan oo ah Ciidul Hilib, Waxaan Idin leenahay Ciid Wanaagsan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE