Dhageyso Midowga Xisbiyada Soomaliya Oo Eedeymo Ujeediyay Xasan Sheekh Iyo Jawaari

Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa axsaabta ka jirta soomaliya waxa ay ku eedeeyeen madaxweyne Xasan Sheekh Iyo xukuumadiisa in ay hortaagan yihiin sharciyeynta Axsaabta.

War murtiyeed laga soo soo saaray kulanka xisbiyada ayaa lagu cambaareeyay go’aankii gudoomiye Jawaari uu ka soo saaray dhwaan Mooshinkii ka dhanka ahaa madaxweyne Xasan Sheekh.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE