Dhegeyso Taliyaha Guud Ee Ciidamada Puntland Oo Ku Baaqay In Mushahaar Joogta ah La Siiyo Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Maamul goboleedka Puntlan ayaa ka sheekeeyey xaalada ay ku sugan yihiin Ciidanka ku jira difaacyada kala duwan ee Maamulkooda.

Taliye Saciid Dheere ayaa qiray in ay jiraan duruufo kala duwan oo ay la daalaa dhacayaan Ciidanka Puntland oo ay ugu horeyso mushahaar la’aan.

Waxa taliyaha uu sheegey in warbaahinta uu ay ka maqlaan dhameystirka tasiilaadka Ciidanka iyo in la siiyo mushahahar joogta oo ay dowlada ka helaan.

Dhegeyso

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE