SAWIRO: Shirkii Qurba-Joogta Puntland ee Finland oo Maalintii Labaad Galay (Qodobo Muhiim ah Oo Looga Hadlay)

Helsinki:Waxaa   Maalintii   labaad  Galay  Shirkii  Qurba  Joogta  Puntland  ee    Wadnka  Finland  waxaana  ugu horeyeen Halkaasai ka Hadalay  Dr Cabdirsaq  Hiirad  oo ahaa  Madaxaii  Jamaacada     East  Africa   Halkaasai ka  jeediyey     Khudbad  ku  Saabasan  Waxbrshada  iyo  Hadalo  Waano ah  u  jeediyey  Ka  qayab Galayaasha.

Waxaa  sidoo  kale    Goobta  Ka  hadalay   Siciid   Qaas  oo ak  socday  Dala  Sweden   kana hadalay  Doorka    dhalinyarada  ee  Qurbaha iyo  caqbadaha iyo  fursadaha     ay la kulmi  karaan  waxuuan si  qoto dheer u sharaxay  muhiimda  dhalinyarada  dhanka  aqoonta iyo  is   dhex  galka  oo u diirada  ku Saaray  talooyn uu  diba  dhigay ,

Goobta  shirka  lagau qabnaayey  oo ah meel aad loo  qurxiyey waxaa  maalintii labaad ku sugan Marti  sharaf  Caalami ah  iyo  Ergooyin  kala  duwan oo ka  Yimid   Qaarada  Yurub   si   ay uga qab Galaan  Shirka   Qurba joogta  Puntland  ee  Dalka  Filand

Shirkaan waxaa  qaban  qaabiyey    Dalada   Qurba  Joogta  Puntland    ee  Filand    oo ah     Madal ay  ku  Mideeysanyihiin  Jaliyadaha    Dalkaan  ee  ka soo  Jeeda  Puntland

Waxaana  maal  Gelinaya      dhanka  Dhaqaalaha    Midowga  Yurub     qaybta  Taageerta Ururuda  Ajaanibta

Dhanka  Maamulka   Puntland  waxaa  shirkaan  Goob joog  uga   ah  Wakiilka  Puntland   ee  Dalalka   Scandanavian  Dr  Maxmed  Ismail  Baydhabo ,Wakiilka Puntland u Fadhiya Finland Mudane Cabdifatax Janagale iyo  Madax  ka socta  Jaamacada  Helisinka  Unversty  ee  Filand  iyo  Bulshda  Rayidka  ee Filand

Shirkaan   galay  Maalintii  labaad ayaa  laag filayaa  in sacadaha soo socda   ay  guda  galaan  sidii  loo  dhisi   lahaa   Madal  ay ku midyesanyihiin   Dhamaan  Qurba joogta  Puntland ee  Qaarada  Yurub    taas laga  filaayo    in dhismaheeda  ak dib ay door   muhiim ah ka   ciyaarto  dib  dhiska  Dalka

Shirka waxaa kasoo qeybgalay qurba-joogta wadamada kala ah

1-Swedan

2-Denmark

3-Norwey

4-Holand

5.Jarmany

6-Uk

7-Austari

8-Irland

9-Bortugal

10-Switzerland

11-Biljim

12.France oo maanta shirka kusoo biiray iyo Wadanka martida loo yahay ee Finland.

03

04 etryy rrrrrthh trtt unnamed unnamed000 unnamed00 unnamed01 unnamed2 unnamed3 unnamed4 unnamed05 unnamed5 unnamed06 unnamed6 unnamed07 unnamed7 unnamed8 unnamed09 unnamedaddd unnamedaddx unnamedax unnamedda unnameddfhh unnamedfg unnamedfgf unnamedfr4r unnamedii unnamediok unnamediui unnamediuoo unnamedry unnamedryyh unnamedssd unnamedtg unnamedtuu unnamedukuiui unnamedwww unnamedyiui unnamedzcz unnamedzxz unnamedzxzx yr yty ytytyty yy

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran