Shirweynihii Qurba-Joogta Puntland Oo Lagu Soo Gunaanaday Helsinki Finland (Sawiro)

qurbe

Kulankii maanta ee shirka mideynta qurbe joogta Puntland ee Qaarada Europa ayaa lagu soo gunaanaday maanta magaalada Helsinki ee Caasimada Dalka Finland..

Waxaa kullanka maanta ka qeyb qaatay gunaanadkiisa madaxweynaha Puntland Dr, Abdiweli M.Ali Gaas isaga oo si toos khadka uga jiray magaalo adaxda gobollka Mudug Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa ku tiig tiigsaday ahmiyada qurbe-joogtu u leeyihiin Puntland. Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyey in qurbejoogta gartaan ahmiyada midnimada. Intaas kadib waxaa isna khadka telefoonka uga soo qeybqaatay wasiirku dowllaha duulista iyo hawada mudane Abiqani Gelle.

Gabo gabadii shirka ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed qodobeysan, waxaana ka mid ahaa:

  • In dalladu ay soo dhaweyneyso cid kastoo daneyneysa midnimada.
  • In dalladu ay xoojineyso in si dhaw looga shaqeeyo nabada iyo horumarinta mashaariicda Puntland.
  • In dalladu xoojineyso horumarinta deegaanada Puntland gaar ahaan waxbarashada iyo caafimaadka

Gunaanadkii ayaa waxaa wada saxiixay dhamaan ka soo qebgalayaashii iyadoo lagu ballamay in kullamo gooni gooni ah loola yeelan doono ka soo qeygalayaashii si loo sii wado loona adkeeyo ka miro dhalinta himilooyinka la tiigsanayo.

IMG_3315

unnamedyuii

unnamedytyuuuu unnamedytuu unnamedy unnamedx unnamedt unnamedsss unnamedsdsd unnamedsds unnamedsdftrt unnamedlll unnamedl unnamedk unnamedj unnamedi unnamedhttjyjyu unnamedh unnamedgq unnamedg unnamedfwf unnameddfdfd unnamedcds unnamedc unnamedbbb unnamedaxaaa unnamedaw unnamedasaa unnamedadd unnameda unnamed050 unnamed022 unnamed9 unnamed8 unnamed08 unnamed7i777 unnamed7 unnamed07 unnamed6 unnamed06 unnamed5 unnamed05 unnamed4 unnamed04 unnamed3 unnamed03 unnamed2 unnamed1 unnamed01 unnamed00 unnamed000 unnamed unnamed 0 eeee

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE