Dhegeyso Luqad ay Ka Xishoodaan Madaxda Soomaaliya Oo Uu Ku Hadlayo Safriirka Shiinaha Ee Soomaaliya Oo Kaga Warbixinaya Deeq Ay Soo Gaarsiiyeen

Safiirka Shiinaha ee Dalka Soomaaliya oo ku hadlaya Luqada Soomaaliga ayaa ka warbixinaya agab ay soo gaarsiiyeen Xukuumada Fedaraalka.

Safiirka oo sheegay in qalabkaasi ay ugu talagaleen Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa ka kooban qalab xafiiseed.

Dhanka kale Waxa uu daboolka ka qaaday in ay u hakan doonin qaraxyada lagu qaadayo goobaha ay degenyihiin Safaaradaha iyo xurumaha hey’adaha ajaaniinbta.

Marka laga soo gudbo qalab wareejinta Sariifka uu sameeyey ka sokow waxa dhiira gelin loo arkaa Luqada Soomaaliga ah uu ku hadlayo Safiirka Shiinaha oo ay ka xishoodaan Madaxda Soomaaliyeed marka ay jeedinayaan qudbadaha.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE