Turkiga Oo Diiday Inuu Cudur Daar Ka Bixiyo Diyaaraddii Dagaal Ee Ruushka Ay Ka Soo Rideen (Video)

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayip Erdogan oo wareysi siiyey  Telefishanka CNN ayaa sheegay inaysan raali gelin ka bixinaynin diyaaradii Ruushka ee Turkiga soo riday kadib markii ay diyaaradaasi ku xadgudubtay hawada Turkiga.

Madaxweynaha wuxuu xusay in Ruushka uusan dagaal kula jirin ISIS balse uu duqeyn kuwado mucaaradka Bashaar Al-Asad.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran