Dhageyso: Axmed Madoobe Oo Ku Tilmaamay Dagaalka Gaalkacyo Kuwii 1991-kii,Kana Hadlay….

Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe oo gaaray magaalada Garoowe ayaa ku tilmaamay dagaalada a dhacay Gaalkacyo kuwo la mid ah kuwii 1991-gii, ayna tahay nasiib daro.

Amed Madoobe ayaa ku baaqay in dagaalada la joojiyo, waxa uuna sheegay in sababta uu deg dega ugu tagay Garowe ay tahay si uu qeyb uga noqon lahaa joojinta colaadaas.

Axmed Madoobe ayaa sidoo kale hadalo kaftan ah u jeediyay reer Gaalkacyo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran