Dhageyso Sharmarke Oo Sheegay In Galkacyo Ka Tageyn Ilaa Nabad La Qaato, Iyo Gaas Iyo Guuleed Oo Ku Wajahan…..

Raiisul wasaare Cumar Sharmarke oo maanta gaaray Galkacyo ayaa sheegay in aysan magaalada ka tageyn ilaa dhinacyada ku dagaalamay ay nabad qaataan.

Ra’iisul wasaare Sharmarke ayaa intaa ku daray in madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland Cabdiweli Gaas iyo Cabkarim Guuleed ay maalinta beri ah soo gaari doonaan Gaalkacyo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran