Dhageyso:Madaxweyne Gaas Oo Rajo-xumo Ka Muujiyay Xal Nabadeed Oo Laga Gaaro Dagaalada Gaalkacyo,Kuna Eedeeyay Ciidamada Dowladda Xasan Sheekh…

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federalka ay yihiin kuwa ay kula dagaalameen labdii dagaal ee k dhacay Gaalkacyo.

Gaas ayaa intaa ku daray in ciidamadaas ay tababarka, saanada iyo qalabkaba ay siisay dowladda Xasan Sheekh, ayna dagaal gardaro ah ku soo qaadeen dhinaca Puntland.

Gaas ayaa dhinaca kale soo dhaweeyay dadaalada nabadeed ee la wado laakiin waxa uu rajo xumo ka muujiyay in dhinaca kale ay qaadanayaan nabadda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran