Sawiro:Maamulka Degmada Dharkenley Oo Burburiyay Guryo Sharci Daro Lagu Dhistay, Una Celiyay Shakhsigii…

Maamulka Degmada Dharkenley ee gobokka Banaadir ayaa burburiyay bakhaaro iyo guryo laga dhistay seddex boos oo uu lahaa qof ka soo jeeda deegaanada Puntland.

Goor sii horeysay ayaa maxkamad u xukmisay ninkaas in uu milkiyadeeda leeyahay boosaskaas oo dhaca gudaha Suuq Boocle ee degmada Dharkenley.

image image image image image

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran