Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaysa Wafdigii Maanta Gaaray No 50

Sidaan ku xusnay waxaa maanta gaaray degmada No 50 wafdi ka socda dowladda, kuwaas oo qalab ciidan u waday ciidamada deegaanka.

Wafdigaas ayaan wax hub ah aanan geyn maanta No 50, waxa kaliya ee ay geeyeen derees ciidan, iyagoona u sameeyay diiwaan gelin.

Wafdiga ayaa ka laabtay No 50 iyagoo aan wax hub ah wareejin, waxa ayna sheegeen in dib loo dhigay arintaas.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE