Baro Qur’aanka Kariimka Adigoo Gurigaaga Joogo

Ogaysiis      Ogaysiis       Ogaysiis
Bulsha waynta soomaaliyeed ee ku dhaqan meelkasta oo aduunka ka mida waxa loogu bushaaraynayaa In mac-hadka Al-nuur Kuu diyaariyey waxbarasho casriyeysan oo aan ka dhicin macalin ku horjooga waliba waxaad waxbarankartaa adiga oo gurigaaga ama xafiiskaaga jooga Mac-hadka Al-nuur waxa kuugu diyaar ah macalimiin soomaaliyeed oo ku bari doona Qur’aanka kuugu dhigi doona Taj-wiid lana xiftiyaayo lana subcinyao Ardayga waxaa intaa u dheer dhamaan shareecada islaamka oo laguu dhigi doono qofkastaa meesha uu la qabsan karo waxaana mac-hadka wax ka dhigan kara dhamaan bulshada mid yar iyo mid waynba Rag iyo Dumarba mac-hadku waxa uu siyaa macalimiinta iyo ardaydaba dhiirigalin , tartan aqooneedyo iyo tababar xagga diinta ah dhaqanka iyo afsoomaaliga

machad-alnuur
Duruusta lagu dhigaa Waa sidan
Qur’aanka maca Tajwiid
Higaada Iyo Farbarashada
Tafsiirka Iyo Caqiidada
Fiqiga Iyo Naxwaha
Luuqada Carabiga

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran