Daawo Somaaliland Oo War Kasoo Saartay Muwaadiniinta Galaya ama Kasoo Baxay Xuduudaheeda

Wasiir wasaarada duulista hawada iyo gaadiidka Cirka Soomaaliland Cusmaan C/hi Saxae diid ayaa ka hadlay go’aan shalay uu ansixiyeen golha wasiirada oo la xiriira adkeynta amaanka xuduudaha.

Wasiirku waxa uu sheegay in Jamhuuriyadda Soomaaliland ay garoomada ku yaala ay ka duuli karin ama kasoo degi karin qof aan wadan Baasaboor ama cdeymo kale.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE