Deg Deg Xildhibaano Ka Tirasan Baarlamaanka Koonfur galbeed Oo Goordhow La Dhaariyey, Waa Kuma Magacyada Beesha Biimaal Ugu Jira?

Waxa goordhow magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay lagu dhaariyey xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur galbee.

Xildhibanada la dhaariyey ayaan weli helin tiradooda saxda ah, waxaana lasoo sheegayaa in ay gaarayanaa ku dhwaad 30 ama kasii badan.

Hadaba waxa noo suuragashay in aan helno ilaa 12 xubnood oo Beesha Biimaal u matalaya Baarlamaanka Maamulka Koonfur galbeed.

Waxaana dhawaan soo gudbin doonnaa liiska saxda ah ee guud ahaan Mudanayaasha la dhaariyey Maanta iyo kuwii hore loo dhaaariyey.

Xildhibaanada Beesha Biimaal iyo Hal xubin oo ay kasoo gashay Beesaha Surre oo walaalo ay yihiin Biimaal.

1- Mudane Maxaad Maxamed Ciise

2- Marwo Binti Ibraahim Cali ( ahna Wasiir ku xigeen ka tirsan K/Galbeed)

3- Mudane Axmed Maxamed Barre (Macalin Bare) (ahna Wasiir ka tirsan K/Galbeed)

4- Mudane Xuseen Cali Xaaji (ahna Wasiir ku xigeen ka tirsan K/Galbeed)

5- Mudane Yuusf C/nuur Suuri (Baxaar) (ahna Wasiiru dowle ka tirsan K/Galbeed)

6- Mudane Mudane Xuseen Cali Maclin

7- Mudane Abiikar Nuur C/hi

8- Mudane C/fataax Cali Axmed (Waafow)

9- Mudane Axmed Macalin Cumar (Nadiir)

10- Mudane Abukar Xusen Xasan

11- Marwo Maryan Xuseen Cusmaan ( Maryan Keyf)

12- Mudane Cabdulle Mursal Xuseen

 

 

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE