Xildhibaan C/wahaab Ugaas Khaliif “Waan Soo Dhaweeneynaa In La Wada Hadlo, Laba Maamul Ayaan Wada Hadli Doona”

Xildhibaan C/wahaab Ugaas Khaliif oo kamid ah Mudanayaashii baarlamaanka  ee Maamulka usoo dhisay Bakool Sare ayaa sheegay in ay marnaba wada hadal ah la gali doonin maamulka koonfur galbeed.

Xildhibaan C/wahaab Ugaas Khaliif ayaa sheegay in warka ka soo baxay Wasiirka Arimaha gudaha uu yahay mid aan ku socon wado sharci ah, isla markaasna aysan deegaanadaas u arkeyn mid u adeegaya Maslaxada Ummadda Soomaaliyeed.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE