Daawo Muuqaal Ku Saabsan Kacdoonka Oromiya Oo Gudaha iyo Dibada Sii Xoogeystay

Tan iyo markii ay bilowdeen kacdoonada Oromiya dhamaadkii bishii aan kasoo gudubnay waxaa meelo badan oo dunida ah ka socday banaanbaxyo lagu taageerayo kacdoonka shacabka Oromiya ee sida nabadgaliyada ah ku biloowday.

Banaanbaxyadan ayaa waxaa si wadajir ah uga qaybqaatay Jaaliyaha Oromiya iyo Somalida Ogadenya ee ku dhaqan dunida dacalladeeda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran