Madaxweyne Obama Oo Isagoo Aan La Garaneyn Ka Jalaateystay Goob Ay Dad Badan Ku Sugnaayeen (Video)

Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa si kadis ah u tagay goob lagu iibiyo Jalaatada  isaga iyo caruurtiisa dukaan ku yaala jasiiradda Hawai xilli uu fasax ku joogo halkaasi.

Sida ka muuqata goobta Madaxweyne Obama ma ay wada fahmin dadka goobtaas ka jalaateesanayey iyo kuwo iibinayey.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran