Dhegeyso Dood Ku Saabsan Xeerka Saxaafada Soomaaliya Oo Ay Ka Qeyb galayaan Agaasimaha Star Fm iyo Gudoomiyaha Gudiga Warfaafinta

Shalay Baarlamaanka fedaraalka ayaa ansixiyey xeerka saaxafada Soomaaliya, waxaana isa soo taraya cabashooyinka kasoo yeeraya bahda warbaahinta Soomaalida oo qaarkood ku doodaya in xeerkan aanu noqon karin mid lagu kala hagi karo warbaahinta.

Dooda soo socota waxa ka qeyb qaadanaya Gudoomiye ku xigeenkii gudiga Madaxa banaanaa ee ka doodayey xeerkan hada muranka keenay Ismaaciil Sheekh Khaliifa ahna Agaasimaha Star Fm iyo gudoomiyaha gudiga warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta Xildhibaan Cabdi Xaaji Cabdulaahi.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran