Daawo Weerarada iyo Qaraxyada Al-shabaab Ay Geysteen Gudaha Dalka Kenya Sanadkan Sii Dhamaanaya

Warbaahinta leyska arko ee muuqaalka ah ayaa warbixin ka diyaariyey weerarada iyo qaraxyada lagu qaaday gudaha Kenya sanadkan sii dhamaanay ee 2015-ka.

Warbixintan ayaa socon doonta mudo 9, daqiiqo iyo 50 il biriqsi waxaana lagu soo qaadanayaa khasaaraha ay geysteen weerarada iyo calaan calka shacabka Kenya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE