Nin Aan La Aqoonsan Oo Isku Dal-dlay Koonfurta Hargeysa (Sawiro)

Duleedka Koonfureed ee magaalada Hargaysa ayaa waxa isku daldalay nin aan weli la aqoonsan magaciisa iyo weliba halka uu ka soo jeedo dhalasho ahaan.

Nninkan ayaa iska soo laalaadiyay geed dheer oo ku yaalla xaafadda Masalaha ee koonfurta Hargaysa, dadweynaha xaafadda ayaa ciidanka Booliska ku soo wargeliyay ninkan naftiisa dal-dalay.

Laamaha ammaanka ayaa soo qaaday meydka ninkan welina ma jirto cid Xukuumadda ka tirsan oo ka hadashay ninkan isdaldalay.

2(647) 2(647)0000 3(614)

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE