Dhegeyso Yuusuf Cali Boore “Cagey iyo Mooryaantiisa Iyagaa Marka Dhib Ka Wada, Ma jiro Heshiis Mooryaanta iyo Shacabka U dhaxeeya”

Yuusuf Cali Boore oo ka mid ah Waxgaradka Shabeelada hoose ayaa ka hadlay dhibaatada Maleeshiyada dowlada Muqdisho ay ka wadaan Marka.

Yuusuf ayaa ugu horeyn eedeyn kulul usoo jeediyey Horjooge Cagey oo markii uu yimid Marka isku rogay kaaba mooryaan warbaahinta ka difaaca Mooryaanta arxan laabayaasha ah ee Marka xooga ku jooga.

Waxa sidoo kale eedeyn uu usoo jeediyey Madaxda dowlada Muqdisho oo aan kala jecleyn dhibaabtada ka jirto Marka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran