Mid Ka Mid Ah Masaajida Ku Yaala Muqdisho Oo Laga Helay Hub Fara Badan (Sawiro)

Ciidamada nabad sugidda Dowlada Muqdisho ayaa soo bandhigay hub badan oo laga soo qabtay masaajid ku yaala Magaalada Muqdisho.

Hubkan oo u badan garneelada garbaha laga tuuro iyo hoobiye-yaal ayaa laga soo qabtay Masaajika oo ku yaala Degmada Hodon, gaar ahaan xaafada sey biyaano.

Markii howlgalka uu soo dhamaaday ka dib aya agoobtaas waxa gaaray Wasiirka amniga ee Dowlada Xasan Sheekh iyo Taliyaha Boliiska.

1-9 2-9 Sey-Biyaano Sey-Biyaano3

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE