Shirka Golaha Wasiirada Puntland Oo Qodobo Muhiim Ah Laga Soo Saaray (Akhriso War murtiyeedka)

Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ayaa oo maanta isku yimid kulanka wasiirada ayaa soo saary qodobo muhiim ah, Shirka oo uu shir gudoominayey ayaa looga hadlay arimo ay ka mid yihiin amniga, waxqabadka Gaalkacyo iyo arimo kale.

Warmurtiyeed-31-Dec_0001

Warmurtiyeed-31-Dec

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE