Wafdiga Axmed Madoobe Oo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowlada Itoobiya (Sawiro)

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hugaaminayo oo ku sugan Magaalada Addis ababa ee xarunta Dalka Itoobiya ayaa kulan halkaas kula qaatay Wasiirka Arimaha dibad ee Itobiya Tedros Adhanom.

Wasiirka arimaha dibada Itobiya iyo Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa kulankooda kaga xoojooday arimo ay ka mid yihiin wadashaqeynta iyo xiriirka dalka Itobiya iyo Maamulka Jubbalnad.

Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa kulan casha sharaf ah la qaatay wafdiga Mudane Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Jubbaland, kulanka ayaa ahaa kulan looga wada hadlayay marxaladaha kala duwan ee xiligan lagu jiro.

 

mado_1

mado_2

mado_3axmed-tedros7-1024x683axmed-tedros9-1024x683

mado_4 mado_5

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE