Daawo Kacbada Iyo Sida Xajka Ahaa Sanadkii 1954-kii (Sawiro)

Waxaa halkaan idinku soo gudbineynaa Sawiro Qadiim ah oo ka tarjamaayo qaabka ay ahayd xaaladda iyo nolosha dadka Muslimiinta ee ku noolaa magaalada barakeysan Makka ee dalka Sacuudiga.

Sawirada soo socdo waxaa la qaaday sanadkii 1954-kii, waa Xaramka Shariifka oo ay ku sugnaayeen xiligaasi Xaaji-yaal ka kala yimid dunida Islaamka.

Xaj1 Xaj2 Xaj3 Xaj4 Xaj5 Xaj6 Xaj7 Xaj8 Xaj9 Xaj10 Xaj11 Xaj12 Xaj13 Xaj14 Xaj15 Xaj16 Xaj17

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE