Dhageyso Taariikhda Abwaan Cali Sugulle Dun-carbeed Suugaantiisa Oo Ay Ka Sheekeenayaan Abwaanno Usoo Joogay

Abwaan Cali Sugulle Cigaal oo dhawaan ku geeriyooday wadanka Iskutagga Imaaraadka laguna aasay Magaalada Hargeysa ayaa lagu tiriyaa Abwaan Maamuus iyo qadarin ku lahaa fanka Soomaaliyeed.

Abwaan Duncadbeed ayaa dhamaan fanaaniinta iyo abwaanada waqti xaadirkan nool ay qireen tiir adag oo uu ku taagnaa fanka Somalida, weliba taariiq lama ilaabaan ah ku reebay fanka.

Barnaamijkan soo socda ayaa Wariye Caasha Ibraahim Caasha Cuud waxay ku eegeysaa taariikhda AUN Abwaan Cali Sugelle Cigaal oo ku magac dheeraa Dun carbeed, waxaa barnaamijkaa lagu marti qaaday rag haatan da’ah oo qaarkood ay isla soo shaqeeyeen Awbaanka geeriyooday.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran