Akhriso Gudoonka Baarlamaanka Oo War Deg Deg Ah Kasoo Saaray Shirka Madasha Wadatashiga Qaran

Gudoonka Baarlamaanka fedaraalka ayaa goor dhow soo saaray war qoraal ah kasoo saaray Shirka Wadatashiga qaran ee Maalintii seddaxaad ka socda Magaalada Muqdisho.

Warka qoraalka ee uu soo saaray Gudoonka ayaa ka kooban lex qodob oo lagu sheegay in Madashada looga fadhiyo in sida ugu dhaqsiyaha badan loo heli nooc doorasho oo leysku waafaqsanyahay ee laga soo saaroshirka muranka hareeyey.

fb1 fb2

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE