Madaxweynaha Puntalnd Oo Gaashaanka U Daruuray Go’aanka Shirka Wadatashiga Qaran Ee Caawa Soo Baxay (Video)

Madaxweynah maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Caali Gaas ayaa caawa shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Somaliya isagoo ka hadlay mowqifka Maamulkiisa uu ka qabogo’aanka kasoo baxay shirka wadatashiga qaran ee Caawa kusoo idlaaday Muqdisho.

Madaweyne Gaas ayaa sheegay in Maamulkiisa aanu qaadanin go’aankii kasoo baxay shirkii ay galeen, wuxuu sheegay in Shacabka Puntland ay u cuntumeyn waxa Shirka kasoo baxay, hase ahaatee jawaabta iyaga ay u celin doonaan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE