Amin Arts Oo Kartoon Cajiib Ah Ka Sameeyey Rukuucii Baroordiiqa Ahaa Ee Madaxweyne Xasan U Sameeyey Meydadka Ciidamada Kenya (Sawir)

Farshaxan-yahanka caanka ah ee Soomaaliyeed Amiin Caamir ayaa Kartoon cajiib ah ka sameeyey Rukuucii baroordiiqa ahaa ee madaxweyne Xasan Culusow u sameeyey meydadka ciidamada Kenya ee Alshabaab ku laayeen deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo.

Kartoonka ayaa ku muujinayaa Amin Arts cidda sida saxda ah uga mudan Xasan Sheekh inuu u baroordiiqo Shacabka uu madaxweynaha u yahay mise Ciidamo Ajnabi ah oo Soomaaliya u soo galay ujeedooyin aan la aqoonin.

rukuuc

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE