C/raxmaan Faroole Oo Madaxweyne Xasan Sheekh Ku Tilmaamay Inuu Munaafiq Yahay (Video)

Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa maanta shir Jaraa’id uu ku qabtay magaalada Garoowe kaga hadlay go’aanadii shaley laga soo saaray shirkii Madasha Wadatashiga ee Muqdisho.

Madaxweyne Faroole oo sifeynaayo ayuu Munaafiq ku tilmaamay madaxweyne Xasan Sheekh isagoo soo daliilsaday Xadiith ka hadlaayo Calaamadaha Munaafiqnimada, Mr. Faroole ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu ka baxay balamo uu ummadda la galay.

Daawasho Wacan:

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE