Banaanbaxyo Waaweyn Oo Lagu Taageerayo Nidaamka Doorashada Ee 4.5 Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Baydhabo (Sawiro)

Banaanbaxyo waaweyn oo lagu taageeraayo natiijada Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Banaanbaxyadani oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Gobolka Baay ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa lagu taageerayay nidaamka 4.5 oo la ansixiyey in lagu soo dhiso Baarlamaanka Cusub ee soo socdo.

1 2 3 4 5

 

Isha Sawirada: Iidaale

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran