Daawo Video: Axmed Madoobe Oo Sheegay In Madaxda Soomaalida Fashilmeen (Video)

 

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in madaxda Soomaalida ku fashilmeen inay go’aan ku gaaraan shirkii madasha Wadatashiga ee Muqdisho iyo Kismaayo.

Axmed Madoobe ayaa shaaca ka qaaday in beesha Caalamka go’aan gaartay kadib markii maamul goboleedyada ka tanaasuli waayeen mid walbo qodobadii uu watay.

Daawasho Wacan

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran