Dhageyso Madaxweynaha Jubbaland “Beesha Caalamka Ayaa U Talisay Soomaaliya Markii Hogaamiyeyaasha Heshiin Waayeen”

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta ku laabtey magaalada Kismaayo ee caasimadda  KMG ah ee Dowladda Jubaland ayaa shir jaraa’id  uu ku qabtey garoonka diyaaradaha Kismaayo kaga warbixiyey safarkiisii Muqdisho.

Waxa uu sheegay in shirkaasi kusoo dhamaaday fashil, wuxuuna intaasi ku daray in masuuliyiinta Soomaaliyeed ay ku guuldarasyteen in ay go’aan gaaraan kaddibna ay go’aan qasab ah gaareen waxa uu ugu yeeray dowladda Federaalka iyo beesha caalamka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE