Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti (Video)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dalkiisa ku soo dhaweeyey madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas Abuu Maazin.

Maxamuud Cabbaas ayaa loo galbiyey Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Jabuuti, wuxuuna dalka Jabuuti joogi doonaa muddo cayiman.

Dalka Jabuuti waxaa laga furay safaarad cusub oo ay  yeelan doono dalka Falastiin, waxaa Safaaradda cusub xarigga ka jaray madaxweyne Maxamuud Cabbaas.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran