Akhriso Qodobo Soomaaliya Khuseeyo Oo Ay Addisababa Ka Soo Saareen Wasiirada A.Dibadda Wadamada IGAD

Waxaa magaalada Addisababa ee xarunta dalka Itoobiya lagu soo gabogabeeyey shir ay lahaayeen Wasiirada Arimaha Dibadda ee wadamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD.

Shirka oo laga soo saaray qodobo tiro badan ayaa si gaar ah u khuseeyey arimaha murugeysan ee Somalia iyo Koonfurta Sudan.

IGAD.Communique-page-001 IGAD.Communique-page-002 IGAD.Communique-page-003 IGAD.Communique-page-004 IGAD.Communique-page-005

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran