Gudiga Doorashooyinka Qaranka Ee Somaliland Oo Sheegay In Diiwaan Gelinta Dadka Gobolka Togdheer Heer Gabagabo Mareyso (VIDEO)

Gudiga Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland ayaa sheegay in heer gabagabo mareyso diiwaan gelinta dadka codkooda ka dhiiban doono doorashada sanadka soo socdo lagu qaban Somaliland.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE