Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Oo Baydhabo Dib Ugu Soo Laabtay (Sawiro)

Madaxweynaha maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadam ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka.

Waxaa madaxweynaha garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud Intl Airport ku soo dhaweeyey gudoomiyaha Baarlamaanka K/Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye, xubno ka tirsan maamulka K/Galbeed iyo mas’uuliyiin kale.

Shariif Xasan ayaa ku soo guuleystay Ajendahii ay maamulka K/Galbeed shirka Madasha Muqdisho la tageen oo ahaa inaan Baarlamaanka dowladda Federalka  lagu dhisan hanaanka degmooyinka si cadaalad darro u dhicin.

KG01 (2) KG01 (3) KG01 (4) KG01 (5) KG01 (6) KG01 (7) KG01 (1)

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran