Rumeyso Ama Ha Rumeysan: Waxaa Jiro Dad Cuno Baranbaro (VIDEO)

Hadii aad arki jirtay baranbaro Musqulaha laga bufin jiray ogow haddaba inay dunida joogaan dad baranbarada ku nool o dhaqdo.

Dalka Shiinaha waxaa si weyn looga cunaa Baranbarada, waxay sheegayaan dadka Shiinaha in Barambarada ay daawo u tahay xanuunada ku dhaco Caloosha.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE