Daawo Barnaamij Gaar ah Jaaliyadda Sacuudiga “Xasan Sheekhow Biimaal Ma Dhammaanayo, Mooryaan Goobaale Haduu Dhul Kuu Qaban Karo Marka Ha Joogo”

Jaaliyadda Boqortooyada Sacuudiga ee Beesha Biimaal ayaa qabtay shir jaraa’id oo kaga hadlayaan arimo badan oo ka taagan Gobolka Shabeelada hoose ee Marka.

Shirka jaraa’id ayaa waxa ka hadlaya Mas’uuliyiin kala duwan waxaana ugu horeeya Sheekh Cumar Geelle Dille oo ka mid ah Waayeellada Beesha Biimaal iyo rag kale oo dhammaantood ay si gaar ah u taabteen dhibaatooyinka Maleeshiyada Xasan Sheekh ay ku haayso Marka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE