Hambalyo Dhalasha Ah Cabbaas Cabdulaahi Macalin Cali Biimaalow Oo Dhawaan Ku Dhashay Dalka Sweden

Dhammaan Madaxda iyo howlwadeenada Markacadey.com waxay hambalyo dhalasha ah u dirayaan Aabe Cabdulaahi Macalin Cali Biimaalow iyo Hooyo Canab Abuukar Xuseen Oo Wiil Ugu dhashay dalka Sweden maalintii Axada oo taariikhdu ay ku beegneyd 14-kii Febraayo 2016, saacad 5:30 Pm.

10533435_1021230687915637_2945638769312000690_n0202

Wiilkaas oo loo bixiyey Cabbaas Cabdulaahi Macallin Cali Biimaalow, Adeer soo bar baar noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintaba anfaca. Waalidkiisana wax tara.

Waxaan u dooqeynaa Heestii ay ku luqeysay AUN Saado Cali Warsame  ee Allow Ubadka Noo kori.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE