Istanbul: Booliiska Turkiga Oo Fuliyey Amar Ka Soo Baxay Maxkamadda Sare Isla Markaasina La Wareegay Xarunta Wargeys Caan Ah(Video)

Booliska Wadanka Trukiga ayaa la wareegay xarunta wargeyska Zaman ee magaalada Istanbul kadib markii maxkamadda Turkiga amartay in maamulka wargeysku la hoos geeyo dowlada.

Wargeyska Zaman oo ka mid ah wargeyska ugu wayn dalka Turkiga kuna soo baxa luqadaha Turkiga iyo Ingiriisiga ayaa lagu eedeeyay inuu xiriir la leeyaha koox argagixiso ah isla markaasina uu amaano kooxo argagaxiso.

Wakaaladda Wararka dalka Turkiga Anadolu Agency ayaa sheegtay in dowlada Turkiga magacowday maamul cusub oo wadi lahaa shaqada wargeyska Zaman.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE