Dhageyso Warbixin Gaar Ah Oo Aan Idin Kaga Diyaarinay Xaalada Duullaanka Garbaha Badan Ee Lagu Soo Qaaday Reer Shabeelada Hoose

Warbixintan Soo Socotaa oo aad dhageysan doontaa mudoo 22 daqiiqo iyo 34 ilbiriqsi ah (00:22:34) ayaan ku eegeynaa boobka iyo xasuuqa ku socda Shacabka kasoo jeeda Shabeelada hoose oo Dowlada Muqdisho ay ku taageertay Mooryaanta Habar gidir.

Inta Wrabixinta ay socota ayaa waxaan ku wareysan doonnaa, Mid ka mid ah ragii kasoo badbaaday shirqoolka Mooryaanta, Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Degmada Baraawe Xuseen Sheekh Gacal, Sahro Xasan Faarax oo ah xogayaha Maaliyada golaha Wadtashiga iyo Afahayeenkooda Maxamed Dheere.

Sidoo kale qeybta dambe ee warbixinta ayaa waxaan kusoo qaadan doonnaa waxa sharciga islaamka uu u baneeyey shacabka lagu xasuuqayo Shabeelada hoose oo indhaha ay ka qarsadeen Madaxda Dowlada Muqdisho iyo calooshooda u shaqeystayaasha sheegta inay kasoo jeedaan Gobolka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran