AlJazeera Oo Soo Bandhigtay Macluul Haysto Maleeshiyo Beeleedka Milateriga Uga Magacaaban Xasan Culusow (Video)

Iyadoo markoodii horeba lagu xulay qaab beeleed inay ciidan u noqdaan DF ayaa haddana waxaa is qabsaday oo aduunka ku faafay calaacalkooda.

Kanaalka ugu weyn Bariga Dhexe ee Al-Jazeera ayaa soo bandhigay dayaca haysto maleeshiyaadkii beesha Hawiye ee isku koobay inay ciidamo u noqdaan dowladda Xasan Culusow.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE