Hogaamiye Aadan Barre Ducaale Oo Booqday Xarumo Diinta Islaamka Lagu Barto Oo Ku Yaallo Magaalada Gaarissa (Sawiro)

Hogaamiyaha Aqlabiyadda Golaha Shacbiga Baarlamaanka Kenya Aadam Barre Ducaale ayaa booqasho lagu kasbanaayo shacabka ku tagay xarumo lagu barto Diinta Islaamka oo ku yaallo magaalada Garissa.

Hogaamiyaha ayaa la sheegayaa inuu olole ugu jiro hilmaansiinta gaboodfallo loo geystay shacabka maadaama sanadihii ugu dambeeyey dalka Kenya uu ku soo xoogeysanaayey bartilmaameedsiga dadka Musliimiinta. Ciidamada Kenya gaar ahaan ciidamada loo yaqaano GSU ayaa dilay sanadihii ugu dambeeyey hogaamiyeyaal Muslimiin ah oo ka soo jeeday magaalooyinka waaweyn ee muslimiinta sida Mombassa iyo Garissa.

10 9 8 7 6 1 2 3 4 5

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran