Dhageyso Feysal Cabdi Rooble “Odeyaal 4.5 Oo Suuqyada Laga Soo Iibinaayo Ayuu Rabaa Inuu Markale Madaxweyne Ku Noqdo Xasan Sheekh, Puntland Geeri Ayey Ka Xigtaa Nidaamka 4.5”

Aqoonyahan Feysal Cabdi Rooble oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool ayaa sharaxaad dheer ka bixiyey Mowqifka Puntland ka taagan tahay nidaamka 4.5.

Wuxuu sheegay Feysal in Xasan Sheekh uu isaga doonayo nidaamka 4.5 si uu markale kursiga madaxtinimada Somalia ugu helo isagoo adeegsanaayo odeyaal suuqyada laga soo iibsaday oo magaca 4.5 wato.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE